daad ka dhacay goboladda waqooyi bari somalia puntland waa musiibo - TopicsExpress



          

daad ka dhacay goboladda waqooyi bari somalia puntland waa musiibo qaran oo loo baahan yahay in aan loo kala harin ku darso naf iyo maal iyo ducaba midaad awoodid ilaahay waxan uga baryeynaa intii dhimatay inuu alle u naxariisto inta dhibtu wali haysna ka dulqaado isaga awoode hayado khirishtan ah ma awoodan inay na caawiyaan hadii uusan alle wax noogu soo dhiibin anaguna aanan is caawin ma ahan musiibadu mid ku eg puntland kali ah sameyn waxay ku yeelan doonta somalia oo dhan caafimad ahan amni ahaan iyo deegaan ahaan waa in caawimad isku dayan bulshada somalida oo dhan
Posted on: Thu, 14 Nov 2013 08:39:38 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015