dadkii sida xaqdarada ah looga laayay (Arag magacyada - TopicsExpress



          

dadkii sida xaqdarada ah looga laayay (Arag magacyada marxuumiintii la laayay) Xusuusta Reer Puntland 5 Sano kaddib Waxaa Dhaman shacabka rer Puntland maskaxdooda kasii guxaysa samayn na kuyelatay Noloshooda Dilalii Fosha xumaa ee lagu dilay Xildhibandii, Isimdii, Mabadoondii, Ganacsatdii, Sarakiishii, Xer-ilaliyayashii iyo Gudoomiyayaashii aygoon waxba galabsan la dilay, Ilayo hadana an cida Dishay an lababa iswaydiin, Cidlo max kamadeyay ama Danbigas laga Jaseeyayna aysan jirin iyo cid wax katiriba an la arag. Gacankudhiglayashii Dilayna ay Wali sinabdoon ku jogan Dhulka korkiisa, Cid wax kaqabatay iyo Cid ilaayo hadaba ku howlana aysan jirin, Sababaha lolayayna aysan ahayn Danbi ay cid kagale ee ay tahay Sababa Dahsoon, liska Hagaayashii Umada Somaliyaded Gar-ahan reer Puntland ee Gacanta ka xaqdarani dishay ban Qarkod idin soogudbinaynaah, Alaha Unaxariistee Manan Ilawin Mana Ilawi doono Cida sida Naxariisdarada ah udishay Halgamayashaydii Umadayda. LISKA WASIIRADA IYO XILDHIBANAD BIRMAGAYDADA AH EE GACANTA KA XAQ DARANI DISHAY: 1) Wasiirkii warsame abdi shirwac (Seefta banaanka) la dilay Augusto 5, 2009 galkacayo 2) Xildhiban Ibrahim cilmi warsame (gaab) la dilay bishii Novembar 2009 Garowe, Gudiga golayasha puntland. 3)Xildhibaan mahamud abdi jibriil (daqare) xildhibaan barlamank puntland, la dilay bishii jan 19, 2010, Bosaso 4)Xildhibaan abdulahi ali karad la dilay bishii Jan 5, 2010 Bosaso 5)Xildhibaan Ibrahim Elmila dilay Nov 12, 2009 bosaso. LISKA GUDOMIYAYASHA IYO XER ILALIYAYASHA BIRMAGAYDADA AH EE GACANTA KA XAQDARANI DISHAY: 1) Gudoomiya abdulahi Mahdi Hassan (sayidka):gudomiyihii ururka ardaydasoomaliyeed, la dilay Jan 31 2010 Bosaso 2) Gudoomiyihii karkaar: Yaasiin siciid husen la dilay Apr 27 2009 dhudhub, karkaar 3) Gudoomiyihi maxkamada darajada 1AAD: sheikh Mohamed Abdi Aware, la dilay nov 11 2009 bosaso 4) Gudomiye racfanka gobola mudug: sheikh husen Mohamed khaliif, la dilay feb 8 2011 galkacayo. 5) Xeer-ilaaliyihii gobolka mudug: abdulqadir jamac nugal (caato) la dilay jan 25 galkacayo. 6) Xeer ilaaliye mahamud awmuuse geele (timajilic) xeer ilaaliyhii gobolka mudud la dilay bishii jun 27 2011 Galkacayo 7) Xeer I laaliya Ali Jamac Qalas waxaa la dilay bishii june 12 2012 Bosaso 8) Xeer I laaliye ahaana taliya ku xigeen akdeemiyada Carmo; col Abdulahi salax shirwac..waxaa la dilay bishii nov 30 2010 Bosaso. LISKA ISIMADA BIRMAGAYDADA AH EE GACANTA KA XAQ DARANI DISHAY: 1) Suldaan ciisa hasan cumar la dilay nov 21 2010 bosaso 2) Nabadoon c/risaq maxamud guhaad la dilay 23 2008 galkacayo 3) Nabadoon warsame Yusuf Islaan (cirfe(: odayshii dhaqanka Mudug, la dilay Jan 3 2011 Galkacayo 4) Nabadoon cadbi kacaan la dilay feb 2009 galkacayo 5) Nabadoon ruur xirsi Osman (walwaal)la dilay march 30 2011 galkacayo 6) Nabadoon salah abdi salaam ahmed la dilay apr 2011 masjidu raxma Bosaso 7) Nabadoon sacid hasan cumar (kashawiito) la dilay april bosaso masjidka alrashiid 8) Nabadoon Ahmed Salad CAynab : nabadoonadii Gobolka bari, la dilay march 28 2011, bosaso 9) Nabdoon Husen ALi dude: gudoomiyihii nabdagelyada gobola mudug, la dilay bishii March 2011 Galkacayo. LISKA SARAKISHA BIRMAGAYDADA AH EE GACANTA KA XAQ DARANI DISHAY: 1) G/sare Yasin Ahmed Sanwayne taliyihii ciidanka sirdoonka, la dilay bishii Apr 2009 galkcayo 2) G/sare warsame Yusuf ahmed (yey) taliyihii dembi barista (CID) la dilay dec 1 2010 3) G/sare Husen Ali Farah taliyihii saldhiga baalade, la dilay dec 10 2010 boaso. 4) G/sare ahmed Jamaac salah sarkaal puntland police, la dilay bish dec 2, 2010 Garowe 5) G/sare mukhtaar sheikh ALi la dilay bishii April 22, 2011 lagu dilay Garowe 6) G/sare Mahamed Muse Ilkadheere: taliyihii ciianka darawiishta gobolka cayn and mudug 7) Taliye Osman Abdidahir Mahamud (coor-coor): sarakiisha gobolka Mudug la dilay Bishii Dec 12 2009 8) Taliye sool ina ilka dheere 9) Taliye G/sare Ahmed Hassan Haji (dhoonge) taliyihii saldhiga biya kulule, la dilay septembar 5, 2010 Bosaso. LISKA AQOONYAHANADA BIRMAGAYDADA AH EE GACANTA KA XAQ DARANI DISHAY: 1) Prof sheikh Ahmed Haji A/rahman: Asasayaashii PSU, macalin, Prof wax ka dhiga jamacada psu lagu dilay bosaso Dec 5 2011 2) Aqoon Yahan mohamed yasin ilka case: agaasimihii guud ee PDRC waxaa la dilay bishii abril 2011 garowe 3) Aqoon Yahan ah Sheikh Ismail haji husen: agaasimihii diinta iyo awqaafta, la dilay bishii Apr 16 2011 galkacayo 4) Aqoon Yahan Agaasime sheikh ismail haji husen la dilay 16 apr 2011 galkacayo. LISKA GANACSATADA XALALMIRADKA AH EE BIRMAGAYDADA AH EE GACANTA KA XAQDARANI DISHAY: 1) Ganacsade Hassan ahmed ali, lagu dilay Galkacayo 2) Ganacsade Mohamed cumar Guray: la dilay bishii April 27 2011 Galkacayo 3)Ganacsade A/salan Warsame Awmahamud: la dilay bishii may 14 2011 Bosaso 4) Ganacsade Abdinuur Salah Dhiidhix: la dilay Bishii May 16 2011 lagu dilay Bosaso 5) Ganacsade ali jamac biixi (janogale) july 9 2009 galkacayo 6) Ganacsade Cumar Awmuse Mahamed: ganacsade ahaana masuuliyiinta shirkada Red sea, la dilay bishii june 20, 2011 7) Ganacsade/gudomiyihii hore ufayn: shire sicid Osman (walbaq) la dilay May 14 2011 8) Ganacsade mahamud sheikh Osman la dilay oct 8 2009 galkacayo.
Posted on: Wed, 16 Oct 2013 09:55:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015