"Adduun Caaryaale"! Yaraantaydii baan dadka waaweyn marar ka maqli - TopicsExpress



          

"Adduun Caaryaale"! Yaraantaydii baan dadka waaweyn marar ka maqli jiray odhaahdaas. Beri dambe aniga oo kuray ah oo jooga magaalada Qaahira, ayuu Alle ha u naxariistee, Faysal Cumar Mushteeg, si kaftiinkiisii quruxda badnaa ah, ugu soo daray odhaahdaas "Adduun Caaryaale". Markan ayada oo la ii sharxin baan fahamay ujeeddada. Hayeeshee saaka ayuun buu xaal adduun si ugu dhacay xusuustayda. "Adduun Caaryaale"! Waxaan idhi hadalku awel ma xeeldheeridan buu lahaa?!
Posted on: Wed, 21 Aug 2013 11:42:11 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015