Afmadowtimes oo heshay magacyada wafdiga madaxweyne Xasan sheekh u - TopicsExpress



          

Afmadowtimes oo heshay magacyada wafdiga madaxweyne Xasan sheekh u raaci doona shirka Brussels Liiska hoos ku qoran waa magacyada wafdiga madaxweyne Xasan Sheekh u raaci doona shirka muhiimka ah ee dhowaan ka dhici doona Brussels dalka Biljimka. Afmadowtimes waxaa liiska waxay ka heshay xafiiska madaxtiiyada ee Muqdisho, mana ahan mid sir ah, balse waa mid aysan weli dowlada shaacinin. 1 H.E Hassan Sheikh Mohamoud President Dip. Somali 2 H.E Fawzia V.H. Adam DPM/MFA British 3 H.E Mohamoud Suleyman MoFP British 4 H.E Farah Sheikh Abdulkadir State Minister Dip. Somali 5 Kamaludin D. Hassan Chief of Staff Dip. Somali 6 Awes Haji Yusuf Chief, Policy Unit Dip. Somali 7 Ahmed Ainte Sr. Advisor to President British 8 Hussein Qasim Yusuf Deputy Chief of Staff Dip. Somali 9 Abdirahman Sheikh -Issa National Security Advisor Canadian 10 Abdi Aden Dirie Sr. Advisor to the PM USA 11 Ismail Jimale Sr. Advisor to President Netherlands 12 Ali Sharif Ahmed Sr. Advisor to President British 13 Ibrahim Sheikh Muhudin Chief Protocol British 14 Abdirizak Hassan Sr. Advisor to the PM USA 15 Ahmed Haji Abdullahi Sr. Advisor to MoFP Canadian 16 Abdirahman Sharif Sr. Advisor to MoFP British 17 Sadiq A. Farah g7 focal point USA 18 Abdirahman Omar Osman Sr. Advisor to President British 19 Shador Haji Mohamud Cameraman Serv- Somali 20 Abdirahman Aden Osman PA to the President Serv- Somali 21 Malik Abdalla Comm Director USA 22 Khadra A. Dualeh Chief of Staff to the DPM USA 23 Abdifitah Mohamed Protocol to the DPM Norwegian Awoowe maxa kaga baxay mAgacyadan waa un hal bela Marka fowzia laga sAro? Xigasho:afmadowtimes.org
Posted on: Wed, 11 Sep 2013 07:51:13 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015