Dagaalada maanta ka dhacay degaanka Muuri & Hadalka Guddoomiyaha - TopicsExpress



          

Dagaalada maanta ka dhacay degaanka Muuri & Hadalka Guddoomiyaha #ShabeellahaHoose ruuntii waxay cadeyn in dhibaatada degaanka ka socota aay wejiyo kala duwan yeelan rabto Ciidamo ka kala socda Dowladda ayaa dagaal ku dhexmaray degaanka Muuri oo Afgooye & Marko u dhaxeeya waxana ku dhintay intaa la ogyahay ilaa Saddex qof tiro intaa ka badana waa ku dhaawacmeen Wasiirka arrimaha gudaha & Amniga Qaranka Dowladda Federaalku wuxuu ku baaqay in degaanka sii degdega Kooxda Qabsatay uga baxdo Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Md. Cabdiqaadir Maxamed Nuur "Siidi" Isaguna wuxuu ku Eedeyey kooxo uusan sheegin oo Muqdisho jooga dagaaladan Gobolkiisa ka socda Xaaladda Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa aheyd mid Coolad qabiil gashay tan & Markii Imaamka Beesha Habar Gidir ku baaqay dagaalka.
Posted on: Fri, 26 Jul 2013 21:31:54 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015