Dowladda Aynu Walaalaha Nahay ee #Turkiya ayaa Waxaa Soomaalliya - TopicsExpress



          

Dowladda Aynu Walaalaha Nahay ee #Turkiya ayaa Waxaa Soomaalliya Ka joogo Shaqaaale aad u Badan Kuwaas oo Gudaha Dalkeena Ka Qabto Howlo Si aad ah ay ugu Baahanyahiin Dadkeena. Shaqaalaha Turkiga ah ayaa Badankood waxey Soo Ka Xeysteen Xaasaskooda iyo caruurtooda Waxeyna Dhex Dagan Yahiin Bulshada Soomaalida ah Waxeyna Wax la Bartaan Caruurta Soomaalida ah. Arintaan ayaa Fududeeysay in Dadka Waaweeyn iyo Caruurta Turkida ah in ay Bartaan Luuqada Soomaaliga ah Like Saar Page-ka Somali247 Ila Qosol
Posted on: Wed, 24 Dec 2014 19:44:41 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015