Ha ku tukan masjidkaan haday kamuqato suno,;!!!!!! Hadii kale - TopicsExpress



          

Ha ku tukan masjidkaan haday kamuqato suno,;!!!!!! Hadii kale weylak ,;;!!!!!!!!! Alxmadulilaah waxaan sacado kahor nabad ku imi wadanka jarmalka khaas ahaan magalada frankfurt.,islamarkiiba waxaa igu taagna duhur iyo casar oo aan jamcu ta,khiir kaso dhigtay waxaan galay magalada waxaan radiyay masjid,waxaan helay masjidkaan ciniwankisuna yahay Sachsenhausen salaadii markaan tukaday baa la iiyeray waxana laigu yiri masjidkaan mardambe hakusoo tukan,;!! Cajiib sabab baan iri Waxaa laiigu jawabay salaadaad kuciyaraysay nabigaygana ma aaminsanid,;!!?!!! Waan yabay see ku ogateen baan iri inan nabigina diidanahay muslim baanba ahaye,waxay iigu jawaabeen inta kugaraacno baan laamiga kugu turaynaa hadaad mardambe kusoo noqtid.,!!!! Haye baan iri wana kasoo tagay akhyaareey masjidkaas ha isku aadina anigaa ku dagmay waxaana iskaleh ahmadiya oo aanu isku diin iyo nabi aaminsanayn,;:!!!!!!!! Waan sigtayba maanta;;!!!! Allaha tuso xaqa amin yaa Allaah,;!!! =================== daarulcilmi.net
Posted on: Thu, 03 Oct 2013 15:45:26 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015