Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo halkan waxaan uga hanbalyaynayaa - TopicsExpress



          

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo halkan waxaan uga hanbalyaynayaa lamaanaha nolosha isla wadaagi doona mudane SAEED FARAH MUUSE iyo marwo SAINAB ABDALA ABDILAAHI oo manta meherkoodu ka dhaci doono hotel hadhwanaag ee magaalada hargaysa maanta oo bishu tahay 03/07/2013. Reerkii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabad gala ale ha idinka yeelo ammeeen ammeeen ammeeen Guurkiinu raaxiyo ramaadiyo barwaaqiyo Awlaad raagto oo wacan rabi hadinku deeqo Ragiinan iyo dumarkoow rig ka siiyo sacabkoo Raad ku raaga reer wacan sidiisii mushxarada raaciya................
Posted on: Wed, 03 Jul 2013 05:20:47 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015