Layrku wuu dansanaa anna qolka ayaan dhex hurday wuu i yimid dusha - TopicsExpress



          

Layrku wuu dansanaa anna qolka ayaan dhex hurday wuu i yimid dusha ayuu iga fuulay si tartiib ah buu jirkayga u qabsaday wuu i dhunkaday ka dib wuu i dhuuqay cabbaar markuu i dul saarnaa wuu iga tagay waliba isaga oo Faraxsan buu iga tagay anna waxaan dareemayey Murugo iyo Xanuun Dhiigna wuu iga socday. . . . . . . . . Waa Saliikh Walaashiis oo Malaria ku dhacday oo Dhakhtarka uga sheekeynaysa Siday Kaneecadu u Qaniintay hhhhhhhhhhhhhhh Dadkiina Sida Khaldan U Fekerey wixii idin soo gaaray anigu masuul kama ihi #CILMI
Posted on: Fri, 09 Aug 2013 22:38:02 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015