Maalin walba wiilkeeda ayay garaaci jirtay dadka hortiiisa. - TopicsExpress



          

Maalin walba wiilkeeda ayay garaaci jirtay dadka hortiiisa. Islamarkaa wiilka wax oohina kamay imanjirin. Hiif iyo xanaaq iyo hadaltoona kumuu celin jirin hooyadii. Maalintii sida caadada ah. Iyadoo. Garaacaysa. Ayuu wiilkii. Ooyay. Dadkii ayaa wiilkii kuyidhi. Maxaa maanta kaa oohiyay awalba maad ooyijirine Wiilkii wuxuu kujawaabay. Waxa maanta iga oohiyay. Waxaan dareemay. Hooyaday inuu xoogii kayaraaday. Oo ay qof wayn noqotay. Yaaa salaaaam. Alahayow. Unaxariiso. Labadaydii. Waaalid. Aalahuma aamiiiiin
Posted on: Wed, 14 Aug 2013 06:41:58 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015