Mucjiso ka dhacday dalka Libya. Khawaarijta Libya oo soo Saaray - TopicsExpress



          

Mucjiso ka dhacday dalka Libya. Khawaarijta Libya oo soo Saaray jismigii sharafta lahaa ee Saxaabiga Zuheyr Bin Qeys (الصحابي الجليل الشهيد زهير بن قيس) oo ku shahiiday dagaal uu la galay Ruum. Sida aad arkeysaan waxaa saxaabiga wali ka socda dhiig kasoo butaacaya meeshii ay seeftu uga dhacday isagoo shahiiday 1356 sano ka hor. Dad weynow ku cibra qaata oo khawaarij-ta Wahaabiyada ah ka hara.
Posted on: Thu, 31 Oct 2013 01:12:48 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015