Qodoba Aad U Muhiima Lamanayasha Is Qaba Hade Ku Dhaqmaan - TopicsExpress



          

Qodoba Aad U Muhiima Lamanayasha Is Qaba Hade Ku Dhaqmaan Guurkooda 99% Noqon Doona Mid Ilaah Barwaaqo Iyo Iskuwaarid Ilaah Dhax Dhigi Doono...Hadaba Walal Iyo Walashey Ina Ku Naftaada Ku Abaabiso Isku Day InshaAllaah 1- Ugu horeeyn allaah ka cabso, oo wuxuu ku amray oo dhan la imow Sunada nabi muxamad salalahu calayhi wasalam qabso. 2- Marka xigta iska ilaali xanta, cayda, isku dirka, is qaawinta markii aad banaanka marayso. 3- Noqo gabar xishoota oo aan ninkeeda afka ku taagin oo xurmeysa. 4- Nadaafada guriga aad u ilaali, markasta oo ninkaagu imaanayo ha arko meel qurxoon. 5- Aad isku carfi or use perfume, markastoo aad ninkaag la sheekaysanayso ama aad is arkaysan 6- Unaxariiso ninkaaga, dharka udhaq, ufeeree, cuno macaan u samee, jacelka ayey kordhisa. 7- Markastoo uu ninkaagu kuu baahdo waa in aad diyaar tahay, hadii aad jiiftay xitaa hurdada kakac. 8- waliga mayaa ha ku oraan,cudur daar ka ilaali. 9- Xiriiri ninkaaga qaraabadiisa, siiba hooyadiis iyo aabiis, hadiyada udir ama lacag. 10- Markasta u dhoolacadee ninkaaga, Farxad iyo wanag kula joog. 11- Ninkaaga u muuji dulqaad iyo samir badan. mar walban dhageysoo ninkagaa 12- Masayrka iska ilaali dadka stress buu ku ridaaye. 13- Guriga ninkaaga ha keenin dumarka ilaa uu ku idmo. 14- Gurigaaga joog oo bixida iyo xaafada galka iska ilaali. 15- Ilmaahaga bar in ay aabahood soo dhaweeyaan ka bahana ka siibaan, cagana u tuujiyaan. 16- Ninkaaga hadiyado ukeen, sida in aad u soo gado T. shirts, shorts, ama perfume. 17- Ninkaaga haduu faqiir yahay, wax keenta ka ilaali arintaas qalbigiisa bay wax u dhimaysaa. 18- Iska ilaali in aad la kaliyowdo niman kale, Muxriim la,aan taasi wa dhibaato ama danbi weyn. 19- Ka ilaali ninkaagu wax walboo uu necebyahay, sidaa hadalka badan marku shaqada ka yimado ileen waxa uu u baahanyahay wa nasasho. 20- Mar kasta ninkaaga I cafi ku dheh una sheeg in aad jeceshay oo aadan ka maarmin. Like And Share....Si Ee Asxaabtada Uga Si Faaiideestan JazakaAllaah By:-Admin♛ #ElprinceDc ♛
Posted on: Tue, 30 Jul 2013 18:03:13 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015