Subax Wanaagsan Dhageystiyaal Meel Walba Oo Aad Joogtaan - TopicsExpress



          

Subax Wanaagsan Dhageystiyaal Meel Walba Oo Aad Joogtaan Barnaamijka Saakay Iyo Star FM waxaan Maanta Uga Hadleynaa Barnaajimka Sharciga Cusub ee Saxaafada Soomaaliya. Hada Adiga Dhageystow Maxaad ka aaminsantahay Sharciga Cusub ee Saxaafada Soomaaliya ? Hada Booqo Bogeena Facebook-ga kana dhiibo fikirkaaga Barnaamijka Saakay Iyo Star FM. Dhagaystiyaasheena Joogo Wadamada Uk Iyo Mareykanka waxa aay Barnaamijka Toos uga Dhageyn san karaan Mobeilkooda Gacanta. Dhageystiyaasheena Joogo Uk waxa aay Naga dhageysankaraan Telfoonka Numbarkiisu Yahay +442036700326. Sidoo kale Dhageystiyaasheena Joogo Mareykanka waxa aay Naga dhageysankaraan Telfoonka Numbarkiisu Yahay +12139924337 Admin By Yasin British
Posted on: Fri, 15 Nov 2013 05:38:51 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015