Waxa si xogesanay khilafka udaxeya madaxweynaha somalia xasan sheq - TopicsExpress



          

Waxa si xogesanay khilafka udaxeya madaxweynaha somalia xasan sheq maxamud sacid shirdon o ah resul wasaraha qilafkan aya yimid kagadal marku madaxwaynuhu ku amray inu iscasilo taso resulwasarahana siwayn oga biya diday shaley galinki dambe ila xaley saqdi dhexe waxa si hose ogasocday gudaha madaxtoyada kulamo gar gar ah taso lawada dhenacbo kukala aragti duwanyihin halka wararka qar ay shegayan in lagayawo in qilafka lawada madax loqado dalka dibadisa si xal rasmi ah logagaro maha marki ugu horesay in madaxkatirsan dowlada somalia ay is qabsadan
Posted on: Sat, 16 Nov 2013 09:32:21 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015