mansha allaaaaaah mansha allaaaah ( HAADBA HAAD KICI) Waa - TopicsExpress



          

mansha allaaaaaah mansha allaaaah ( HAADBA HAAD KICI) Waa bishaaro khayroo waa barwaaqo korodhaye waa bilaaanta dunideee waa akhbaaro loo bogay waa badhaadhe ka uwacan lamaanaha isdoorteee dunida isu jeceleee dadab noo yagleelee lagu diirsadaa tiin guurkiinu hoodiyo noqoy kii hadh lagu dego hurmuudkii dalkeeniyo noqda reerlagu hirtoo ubad diinlh kala hela hibo eebe idin siiii Idil qaali weeyaan waa gabdh aqlaaq badan waa dumar ta qiimiyo ugu qaayo waynoo qofna lama simaaayee qaadirkii samaystaa qayrkeed lasiminoo keli waxay uqalantaa c/khaaliqaaa qaba C/ geesi weeyaan garyaqaan siyaasiya guul wadeenka dunidiyo Gobta caankaa weeyaan keli wuxuu gacloodee geyaankiisa noqotoo uu guur ka raadsadey waa idil giriig u eeg guulooooow ilaaahooow gurigaaa hanaga dumin guuloooow ilaaahoow gacaltooyadaa iyo guushaa ay gaadheen garabkaaga ugu deeeq guulooow ilaahoow gelbiskoodu uudhaco hanbalyo Mr: Ckhaaliq jama wadaad hnbalyo miss: Idil osman kaarshe
Posted on: Sun, 24 Nov 2013 13:06:22 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015