Ogeysiis Isku - TopicsExpress



          

Ogeysiis Isku Xirka Ardayda Qurba Jokta Djibouti Iyo Dalkooda Waxaa La Ogey siinayaa Dhamaan Ardada Waxa Ku Bartay Qaarada Yurub Ee Bulsha Weynta Reer Djibouti Ee Ku Dhaqan Dalkan Holland Waxa La Wargalinaya Iney Ka Faiideystan Fuursadan Lagu Baadii Doonayo ardaydii Waxa Ka Baratay Qurb ah .. Si Loo Gu Faaiideeyo Macluumaadkii ay Barteen Si ay Waxa Ugu Qabtaan Dalkoodin Hooyo Waxaa Kaloo jira Xafled Aad Iyo Aad U Balaaran Oo Laqu Qaban Doono Dalkan Nederland Si Loo Oaado Tirada ama Cadadka Ardada Waxa Ku Bartay Qaaradan Yurub Taasi Oo Looga Daan Leeyahay In La Tuso Dowledeena Loo Guna Gudbiyo Dowlada Djibouti Si ardaydu U Helo Stage Taasi Ay Dowlada Djibouti Waxa Ugu Qabaneyso Tirada Ardada Reer Djibouti Wax Ugu Qabato Dhamaan Waalidiint Reer djibouti Ee Ku dhaqan Dalkan Holland Ubad Kooa Waxa Ku Baray Qaaradan Yurub In Ay Lasoo Xiriiraan
Posted on: Sat, 06 Dec 2014 22:28:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015