Wale aduunyada waxad ku arkeysa wax Allah kacareysiyo gabar iyo - TopicsExpress



          

Wale aduunyada waxad ku arkeysa wax Allah kacareysiyo gabar iyo asturan hada hijaabki qabto wajigeda mise maro xun ay fashion usotoshay kudhagan soqadato gacmihi golfis mise gacmo astur sogashata hadana wiil isla sawireyso war Allah kacabso wiilki dhaha waxa wanaaga ushega waba latiri comment usoqaray kii dhahay waad nureysa ledahay thnks ma Allah rali gilisay mise kan usoqoray nice plz waxa iga codsi inta gabar muslim ila shegato Somalia nimo iyo diin ahaada gabdho dhoorsan picterkan gabar qawan mise cowarda mise dhar kudhagan soqadaneysa iska deeya ee wiilsha waxan dhihi gabdhaha qiimahoda iyo sharaftoda ilasha runsheeg mida qawan mida wanagsan hadalada xun kadaya inshallah
Posted on: Fri, 26 Jul 2013 03:45:46 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015