mid doqon ah baa oo hooyadiis suuqa bakaaraha meel khudaar - TopicsExpress



          

mid doqon ah baa oo hooyadiis suuqa bakaaraha meel khudaar kulaheed baa maalin waxay uga tagtay baqaarka. cabaar makuu baqaarkii joogay buu wuxuu arkay dooli basashii eber ka dhigay oo wada cunay, sxbkaa intuu xanaaqay uu dhahay dooli maan iska celin waynay , qalin iyo warqad intuu soo qabsaday ayuu wuxuu ku qoray warqadii, "Hayeey yaanyuurta" kadibne wuxuu dul saaray basasha korkeeda kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Posted on: Mon, 01 Jul 2013 15:11:34 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015