Kaddib burburkii xukumaddii dhexe ee soomaaliya horraantii - TopicsExpress



          

Kaddib burburkii xukumaddii dhexe ee soomaaliya horraantii sanadkii 1991-kii, kummanaan Soomaali oo ka soo cararay colaadda iyo noolal xumada ayaa u hayaantay dalalka deriska. Dalka Kenya ayaa ka mid ah waddamada ay soomaalidu ku qaxday, waxa ayna markiiba billaabeen ganacsi iyo xaafado u gooni ah sida xaafadda Islii. Qabyaalda ayaa lagu sheegay in ay tahay mid ka mid ah sababha keenay colada daba dheeraatay ee somalia, balse waxa ay u muuqtaaa in somalida ay wali ku jirto qabyaalad xitaa kuwa qaxootiga ku eh dibadaha. Fadlan ka soo dhiibo rayigaaga oo kooban.
Posted on: Thu, 31 Oct 2013 03:21:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015