Midawaga Yurub ayaa sheegay in saldhigga howlgalka tababarka - TopicsExpress



          

Midawaga Yurub ayaa sheegay in saldhigga howlgalka tababarka ciidamdam somaliya ee Uganda loo wareejin doono guduha somaliya wixii ka billawdo bisha soo soocto. Tababarkaasi wuxuu Ugandha ka socday seddaxdii sanno ee la soo dhaafay. Saraakiil ka tirsan midawga Yurub ayaa hadalkan ka sheegay magaalda Bhinaga ee galbeedka Uganda, halkaas oo ku dhowaad 140 askar somali ah loogu soo gabagbayeey tababar. Hadaba makula tahay in arrintan xaaladda Somaliya ay wax kabadali karto? Rayigaaga oo kooban ka dhiibo.
Posted on: Thu, 05 Dec 2013 03:32:01 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015